Madaxweyne Waare Oo la kulmay Taliyaha Guud Ee Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Magaalada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee  AMISOM Sarreeye Guud Jim Beesigye Oweyesigire oo maanta soo gaaray Magaalada Jowhar isaga iyo saraakiil Sar Sare oo ka tirsan AMISOM. Waxana kulanka ku wehelinayey  Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, iyo saraakiil ka tirsan AMISOM, … Continue reading Madaxweyne Waare Oo la kulmay Taliyaha Guud Ee Ciidamada AMISOM (Daawo Sawirada)